<>

“Muuse Biixi Murashaxnimadiisa Cid Diidi Karta Ma Jirto Annaguna Dadka Uu Gacan Ka Heli Doono Barri Ee Uu Isku Halayn Doono Ayaanu Nahay Ha Ku Bushaareesto Laakiin..” Wasiirkii Hore Caafimadka Xoog, Daawo

Hargeysa-(Idhanka)-Wasiirkii Hore ee Caafimaadka Somaliland Mudane Xuseen Maxamud Xoog ayaa ka hadlay Murashaxnimada Muuse Biixi Cabdi waxaana uu sheegay in uu xaq u leeyahay in uu Is Sharaxo cid ka hor istaagi kartaana aanay jirin .
Idhanka.com
Idhanka Hargeysa Office

G3