<>

Daawo:- Tababar heer caalami oo ciidamada Soomaaliya laaga furay

Qayb ka tirsan Ciidamada Xooga dalka Soamliyeed ayaa waxaa shalay uu taba-bar uga furmay xerada Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho.
ciidamada loo furay taba-barka ayaa waxa ay baranayaan qaabka lo baaro gawaarida laga shakiyo ilaalinta xarumaha dowlada iyo ka hortaga falalka argagixisanimo.
Taliska taba-barka ciidamada AMISOM ayaa bixinaya taba-barkaan waxaana xaga dhaqaalaha ka gacan siinaya ururka Midowga Yurub.
Madaxa tababarka AMISOM Hmz Amisha ayaa shaaca ka qaaday in taba-barkan ku saabsanyahay hogaaminta wanaagsan ka hortaga falalka argagixiso ilaalinta xarumaha muhiimka ah iyo wlaiba ka hortaga rabshadaha.
Weblinks: 
Web link Exchange
Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

G3