Obama: Raaligelin Kama Bixinayo Sii Deynta Bergdahl
posted by admin
on Fri, 06/06/2014 - 14:57
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay inaanu wax raali gelin ah ka bixin doonin go’aankii u qaatey ee lagu soo deynayey askari ay horey u qabsadeen kooxda Taliban oo magaciisa la yiraahdo Bowe Bergdahl