<>

Ogaysiis ku Socda Jaaliyada reer Awdal/Salal ee degen UK. Xafladii Soo dhaweynta Xildhibaan Axmed/Yaasiin Sh Cali

Waxa la ogaysiinayaa dhammaanba Jaaliyada reer Awdal/Salal ee degen dalka UK  in la qaban doono Xaflad lagu soo dhaweynayo Xildhibaan Axmed/Yaasiin Sh Cali Ayaanle oo ka yimid Dalkii hooyo  muddana ku sugan UK.
Haddaba si uu war buuxa innooga siiyo xaaladda dhaqan dhaqaale iyo siyaasadeed ee ka jira wadankeennii.
 
Xafladdan ayaa la qaban doonaa maalinta ay taariikhdu tahay…… 25ka Bishan May 4:00pm – 11pm …waxana  ka soo qaybgalaya fannaaniin iyo Waxgaradka degen UK, ee reer Awdal/Salal..goobtu tahay.
 
Goobta xafladdu ay ka dhici doontaana waa :
Address-ka meesha:St. Johns Community Centre Crowford Avenue, Wembley, Middlesex HA0 2HX
 Taariikhda iyo wakhtiguna waa Axada 25ka May 2014ka 4ta galabnimo illaa iyo 11 saqda dhexe..
 
 
Wixii faah faahin ah waxa aad kala soo xidhiidhi doontaan telefoonnada kala ah:
 
  07540773081       ama       07882207074
 
Awdalpress.com
 
Weblinks: 
//-->
Web link Exchange
Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

G3