<>

Qaabkii Al-Shabaab U Weerartay Xarunta Shacabka Soomaliyeed Ee Magaalada Muqdisho Hadaawan Hadaanad Qaadi Karin Sawiro Iyo Muuqaal Laxidhiidha Dhacdaaa

Mogadishu-(Idhanka)-Waxaa maanta goordhaw istaagtay rasaastii ka dhaceysay Gudaha Xarunta Golaha Shaabka iyo Banaankeeda , xaalada ayaana hada umuuqata mid dagan , waxaana gudaha Xarunta iyo Banaankeeda buuxa Ciidamo katirsan Dowlada iyo AMISOM. Rag katirsan AL-Shabaab oo soo xirtay Dareeska ciidanka Dowlada Soomaaliya ayaa Weerar qarax loo adeegsaday waxa ay ku qaadeen Xarunta Golaha Shacabka , [...]

G3