<>

Raysal Wasaaraha Soomaliya Md. Cabdiwali SheekhOo Cadeeyay Ujeedada Ay U Soo Direen Odayaasha Dhaqanka Somaliya Ee Somaliland Safarka Ku Yimid

Mogadishu-(Idhanka)-Raysalwasaaraha Somaliya Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay ujeedada socdaalka odayaasha dhaqanka ee ka yimid wadankiisa Somaliya, kuwaas oo uu sheegay inay Somaliland u yimaadeen sidii ay uga shaqayn lahaayeen dib u soo celinta midnimadii fashilantay ee Somaliland iyo Somaliya.
Mr. Cabdiweli, oo ay shabakadda wararka ee Sabahi Online, waraysi la yeelatay, wuxuu sheegay in socdaalka [...]

G3