<>

Roobabkii Guga Oo Siwayn Loogu Diirsaday Ayaa Maanta Duhurkii Kacurtay Magaalada Boorama Iyo Dadwaynaha Oo Aad U Soo Dhaweeyay Raxmada Eebe Shubay

Borama-(Idhanka)-Dadwaynaha magaalada Borama ayaa siwayn ugu diirsaday raxmada Alle u shubay, mana jirto wax dhibaato ah oo roobkaasi ka dhashay
Borama Roob lagu qabawsaday ayaa Saacadii u dambeeyay ka da’ya caasimadda labaad Somaliland ee Boorama kaas oo bilaabmay maanta galinkii danbe. Waxaana la maqlayaa onkod iyo dhibic xooggan oo weheliya daruuraha curtay.
Dadweynaha Magaalada Boorama ayaa si weyn ugu [...]

Finnish Somali Tv Videos

G3