<>

Shiinaha oo caawin doona Soomaaliya

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ka qaybgalay shirka Shiinaha iyo Carabta ayaa sheegay in dowladda Shiinuhu ka oggolaatay inay ka caawiso dib u dhiska dalka Soomaaliya gaar ahaan jidadka iyo dekedaha.

G3