<>

Wasiir Goodax: ” Dowladda ayaa dhawaan dhameyneysa Xiisad Beeleedyada”.

Muqdisho (Sh M Network)—C/llaahi Goodax Barre Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Federaalka Soomaaliya oo u warramayay Idaacadda BBC-da Laanteeda Afka Soomaaliga ah ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ka go’antahay Joojinta dagaal Beeleedyada ka jira Gobolka Shabeelaha Hoose.
Wasiirka ayaa sheegay in isagoo kaashanaya Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga ahna sii hayaha Wasiirka Amniga ay meesha ka saari doonaan Xiisad Beeleedyadaasi islamarkaana ay tagi doonaan Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose kadibna ay ka saari doonaan Maleeshiyada ku sugan Magaaladaasi.
“ waxaan dhisi doonnaa Maamul , Hay’adaha Amniga sida Boliiskii awoodoodii wiiqantay ee degmada Marka iyo sidoo kale Ciidankii Nabad Sugida Degmada” ayuu yiri Wasiir Goodax.
Ugu dambeyn ayuu Wasiirku sheegay in iyagoo kaashanaya Waxgaradka iyo Cuqasha Gobolka ay xal u heli doonaan dagaal Beeleedyada ka soo cusboonaaday Gobolka Shabeelaha Hoose.
 
 
Weblinks: 
Web link Exchange
Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

G3