<>

Xaabsade Oo Xukuumadda Si Kulul Ugu Dhaliilay In Aan Madaxda Dhulbahanate Laga Qaybgelin Talada Sool, Sheegayna Inuu Qoomamaynayo Soo Xerogelintii Laascanod

Hargeysa-(Idhanka)-Siyaasiga , oo ku magacaaban la taliyaha madaxweynaha ee arrimaha doorashooyinka iyo asxaabta siyaasadda, horena u ahaa wasiirka hawlaha guud iyo guriyaynta, ayaa si adag uga hadlay xaaladda gobalka Sool iyo sida aanay xukuumadda Somailand siyaasiyiinta Dhulbahanate uga tallo gelin arrimaha ka taagan.
Mr. Xaabsade, wuxuu tilmaamay inuu qoomamaynayo qaybtii uu ka qaatay in gobalka Sool ku [...]

G3