<>

Xiisad weli ka taagan degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud.

Balanbal (Sh M Network)—Wararka laga helayo degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud ayaa ku soo warramaya in xiisad dagaal iyo dhaq dhaqaaq Ciidan aad u culus uu ka jiro deegaanno hoostaga degmadaasi.
Xiisadaan oo u dhexeysa Labo Maleeshiyood oo deegaanka wada daga islamarkaana shalay ku dagaalamay halkaasi ayaa Maamulka degmada Balanbal sheegay in ay wadaan dadaalo ay ku qaboojinayaan xiisadahaasi.
Dhinacyada dirirtu dhexmartay oo weli Hubkoodii heysta ayaa isku horfadhiya halkii shalay ay dirirtu ku dhexmartay  kuwaas oo ah dad xoolo dhaqato waxaana lagu soo warramayaa in deegaanka ay soo buux dhaafiyeen Ciidamo Ethiopian ah iyo kuwo Liyu  Police  ah oo ku soo baxay xiisaddaasi.
Ugu dambeyn Hareeri Xasan Barre oo ah Guddoomiyaha Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud oo saaka u warramay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay wadaan qorsho ay ku hakinayaan dhiilo colaadeedyada ka soo cusboonaaday deegaanada hoosyimaada Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud.
 
Weblinks: 
Web link Exchange
Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

G3