<>

Xisbiga Dadka oo Madaxda dowladda ku eedeeyay Masuuliyadda Xiisad Beeleedyada dib uga curtay dalka

Washington  (Sh M Network)—Prof Siciid Ciise Max’ud Guddoomiyaha Xisbiga dadka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu wax laga Xumaado ku tilmaamay dagaal Beeleedyo ka soo cusboonaaday Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya.
Isagoo hadalkiisa sii wata Guddoomiyaha Xisbiga dadka ayaa waxa uu tilmaamay in dagaal Beeleedyo mar hore laga gudbay in haatan ay dib ugu laabto dalka ay tahay Masuuliyad darro sida uu sheegay ka jirto dhinaca Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya.
“ Ma aaminsani aniga in maanta ay jiraan qabaa’ilo dagaalamaya waxaan Rumeysanahay in ay jiraan Kooxo ay ka dambeeyaan dano Shisheeye , anigoo eeda saaraya siyaasiyiinta Wakiilada ka ah kuwaas  qudhoodana kama marna Madaxda dowladda” ayuu yiri Barfasoorku.
Deegaanno iyo degmooyin dalka ah ayaa waxaa dib kaga qarxay Xiisad Beeleedyo xoogan oo  u dhexeeya Maleeshiyo Beeleedyo taas oo inta badan eedeeda la saarayo Masuuliyiinta dowladda Soomaaliya.
 
 
 
Weblinks: 
Web link Exchange
Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

G3