<>

Waxgaradka Beesha Harawo oo Beeniyay eedeymo loo jeediyay Xildhibaan Dhaayow

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kadib kulan ay isugu yimaadeen Waxgaradka Beesha Harawo oo ka mid ah Beelaha daga deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay uga hadleen taageerida Xildhibaan Aadan Ibraahim Dhaayow oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka.
Beesha oo sid aah aad u garab istaagtay Xildhibaan Dhaayow ayaa beeniyay warar muddooyinkii dambe lagu baahiyay baraha Internet-ka, oo ku aadanaa in uu ka shaqeynayo isku dirka Beesha iyo Arrimo kale.
Waxaana waxgaradka iyo Aqooyahannada Beesha Harawo wararkaasi ay ku tilmaameen kuwa been abuur ah oo lagu sumcad dilayo Xildhibaankaasi.
Haalkaan hoose ka dhageyso Warbixinta.
http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/01/war-guuleed-beesha-haroow.wav
The post Waxgaradka Beesha Harawo oo Beeniyay eedeymo loo jeediyay Xildhibaan Dhaayow appeared first on Shabelle.

G3