<>

Midnimo Maakhir iyo SNM

8th January 2018 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

Midnimo Maakhir Maxay ku diideen in Allah u naxariistee Cawad Casharo ka mid noqdo.
Sanad ka hor urur magac fiican, hase ahaatee marin habaabin ah oo lgu magcaabo "Midnimo Maakhir, ayaa waxa ka mid noqday Aniga iyo Allah ha u naxariistee Cawad Casharo. Maalmo markaan ururkan ka mid ahaa oo la ogaaday qofkaan ahay aniga way layga tuuray Ururkaas. In yar ka dibna Allah ha u naxariistee waxa laga tuuray Adeer Cawad Casharo.
Sheekadan oo run ah ayaa Aniga iyo Sheekh Casharo na dhex martay.
"Adeer waa raadiyey ninkii aniga uga tuuray Ururkii Midnimo Maakhir, waa nin dhlainyaro ah oo jooga Swedwn, sawirka u saaran WhatsAppka waa nin gashan Surweel luga gaab, sidaas awgeed waydiin maayo sababata uu ugu tuuray, waxaan u malaynayaa inaan garan karo qofka uu yahay.
Sheekh Casharo Allah ha u naxariistee waa qoslay, isaga oo aan hadlin ayaan waydiiyey adigu adeer ma garanaysaa qofka ku tuuray. Haa, gabadh bay ahayd. Ma sii waydiin su'aal kale oo arintan ku saabsan.
Ururkaasi wuxuu iska dhigayey mid bulshada iyo degaanka u adeegaya, mid lacag urusanayey oo lahaa sanaadiiqda Somaliland ayaan ka hortagaynaa.Gudoomiyihii ururkaas hoos ka daawo
[embedded content]
Aniguna maalintaas maqaalkan ayaan qoray si aan bulshada ugu sheego Ururkani cidda ay yihiin
Dabadhilifyada SNM ee ka soo jeeda Maakhir
Post navigation
- Kaftanka Siyaasadda Xilka Qaadisti Yusuf Garaad,Sheekooyin Ugu Xiiso Badnaa
storvideo: 

G3