<>

Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Gudaha oo xilalkooda...

Munaasabado ay xilalka kula wareegayeen Wasiirada arrimaha gudaha iyo dibadad Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho,iyadoo uu goob joog ka ahaa Ra"iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxmed Guuleed,Wasiiro,xildhibaano iyo mas'uuliyiinta Wasaaradahaasi. Intii ay socdeen munaasabadaasi xil wareejinta ah waxaa lagu soo bandhigay waxqabdka Wasiiradii hore ee Arrimaha Gudaha iyo [...]
storvideo: 

G3