<>

Akhriso:-Liiska Wasiirada Arrimaha Dibadda ee...

SHARE
Facebook
Twitter
Muqdisho (SONNA) Wasaaradda Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Liiska Shaqsiyaadka soo qabtay xilka Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya tan iyo 1960 markii xuriyada aan qaadanay.
Axmed Ciise Cawad ayaa ah hadda Wasiirka Arrimaha dibadda isagoo maanta xilkaasi kala wareegay Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo muddo sanad kudhow xilkaasi hayay.
SHARE
Facebook
Twitter
Previous articleKulan looga hadlayay ka Hortaga iyo Dabar goynta Qabyaalada oo Muqdisho lagu qabtay
storvideo: 

G3