<>

Xeerka ka hortagga kufsiga ee Somaliland oo la...

Golaha wakiilada ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka ka hortagga kufsiga iyo xadgudubyada jinsiga oo muddo dheer horyaalay golaha.
Xeerkan waxaa markiiba soo dhoweeyay ururada xuquuqda haweenka iyo caruurta u dooda ee Somaliland oo iyagu u ololeynaayay meel marinta shirci ciqaabeed u gaar ah kufsiga.
Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa warbixintan nooga soo diray Hargeysa.
storvideo: 

G3