<>

Wasiir Jamaal oo gaaray Kuwait

8th January 2018 admin Category :
Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo si aad u saraysa, oo aan horay loo arag loona maqal loogu soo dhoweeyey dalka Kuwait.Wasiirka Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dawlada federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa si aan horay loogu arag loogu soo dhoweeyey dalka Kuweit.
Wasiirka ayaa kula kulmay dalka Kuwait wasiirka arimaha dibadda ee dalkaas, sidoo kalena ay balansan yihiin ha'yado kale oo ka mid ah dawladda Puntland sida sanduuqa dhaqaalaha oo horay Soomaaliya uga hirgeliyey Mashaariic badan
Amiirka Kuwait Sheikh Jaber al-Ahmad al-Sabah, iyo in badan oo ka mid ah Qoyska ka taliya dalkaas ayaa saaxibo dhow waxay yihiin Mudane Cumar Xaaji cali oo ah aqoonyahankii soo dhameeyey garoonka diyaaradaha Garowe ee maanta madaxweyne Farmaajo furay iyo jaamacada Maakhir ee Badhan
Waa kuma Shaqsiyaadkii Amiirka Kuwait Amiir Aala-Sabaax ka waasteeyay Puntland in loogu deeqo Mashaariicda Dayuuradaha...
Opslaet af Suldaan Godo-Godo pa 8. januar 2018
https://web.archive.org/web/20091227093250/http://www.allsanaag.com:80/D...
https://web.archive.org/web/20110425033134/http://www.allsanaag.com/Deta...
storvideo: 

G3