<>

Gudoomiyaha Iyo Ku Xigeenada Rugta Ganacsiga Ee...

Gudoomiyaha Iyo Ku Xigeenada Rugta Ganacsiga Ee Gobolka Banaadir oo Maanta Muqdisho Lagu Doortay:-Sawiro
Jan 8, 2018 -
Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaliya ayaa xal ka gaartay khilaafkii ragaadiyay ganacsatada Soomaaliyeed iyo Hogaanka Rugta Ganasiga Soomaaliya iyo kan Gobolka Banaadir.
Qoraal ka soo baxay Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in xal kama dambeys ah laga gaaray khilaafkii ka jiray Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha, waxaana qoraalkan lala socodsiiyay Madaxweynaha iyo Ra'isul Wasaaraha.Wasaarada Ganacsiga ayaa ka laabatay kala diristii Hogaanka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha oo jiritaankeeda la baabi'iyay bishii Agoust ee sanadkii hore, waxa ay sidoo kale Wasaarada si KMG ah ugu aqoonsatay Hogaanka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha gobolka Banaadir
I .
1-Cabdi Naasir Cali Maxamed : Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir
2-Cali Xasan Warsheekh :Gudoomiye kuxigeenka Koobaad
3-Mahdi Xasan Cabdikeriim : Gudoomiye kuxigeenka Labaad
Cabdirashiid Shaamshaamabdi977@gmail.com
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

G3