<>

Sarreeye Guud Bashiir Goobe oo Hambalyo u diray Hay...

La-taliyaha arrimaha Ciidanka Xoogga dalka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa Hambalyo u diray Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo Caawa u dabaal dagaya Xuska Sanadguuraddii 48aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay Hay'addaasi oo ku beegan sanadkii 1970-kii. "Waxaan Hambalyo Leeyahay Hay'adda Sirdoonka [...]
storvideo: 

G3