<>

Ololaha dariseynta oo si habsimi leh uga socota...

Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa maanta kormeer howleed ku tegay qaar ka mid ah Waaxyaha Degmada Heliwaa oo ay ka socoto olalaha dariseynta degmada. Guddoomiyaha ayaa xaafadaha uu kormeerka ku tegay waxaa ka mid ah Suuqa Xoolaha iyo Waxarcadde, isagoo soo indho indheeyay hanaanka ay u socoto Olaha dariseynta Degmada , isla markaana [...]
storvideo: 

Finnish Somali Tv Videos

G3