<>

Saldhigyo Ruushku ku leeyahay Suuriya oo la weeraray

Wasaarada gaashaandhiga ee Ruushka ayaa xaqiijisay in kooxaha mintidiinta Suuriya ay u isticmaaleen diyaarad aan duuliyaha lahayn weerar ay ku qaadeen saldhigyadooda ciidamada cirka iyo kuwa badda ee Suuriya ku yaalla.

G3