<>

Taliyaha XDS iyo saraakiisha Maxkamada ciidammada oo...

Taliyaha ciidammada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan Gudoomiyayaasha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Saraakiil kale ayaa maalmahaan u joogay Gobalka Mudug gaar ahaan magaalada Gaalkacyo in ay soo afjaraan muranka gacanka hadalka ah ee deeganadaasi mudda ka jiray. Ciidamo Isku dhaf ah oo ka socdo Booliiska iyo Military-ga ayaa laga hir geliyay magaalada iyadoo [...]
storvideo: 

G3