<>

“Madaxweyne Farmaajo” Dhibka Koofurta Ka Jira Ayaa...

Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyada Fidaraalka Soomaaliya oo ku sugan Magaalada garoowe ee xarunta Maamulka Puntland yaa waxa uu sheegay in dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab gabaad ay ka dhiganayaan deegaano ka tirsan Puntland
Madaxweynaha ayaa sheegay in koofurta iyo bartamaha Soomaaliya kaliya Al Shabab aysan dhibaatooyin amni daro ka geysan ee ay hada kusoo dhuumaaleysanayaan buuraha galgala iyo deegaanada kale ee ay u arkaan in ay ku dhuuman karaan.
Mudooyinkii ugu dambeeyay deegaano ka tirsan Puntland oo ay ku dhuumaaleysanyeen Al Shabaab waxaa ka dhacayay duqaymo lagu beegsanayay Horjoogayaasha Al Shabaab iyo Daacishta Soomaliya.
Madaxweyne Farmaajo ayaa booriyay in Puntland ay xil iska saarto amaanka iyo ka warqabka dhuumaalaysiga Al Shbaab ee deegaanada Puntland.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

G3