<>

Dhegeyso Xildhibaan Dalxa ”Hala joojiyo Xiisadda...

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha Golaha shacabka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku baaqay in la joojiyo xiisada dagaal ee ka taagan Magaalada Tukaraq ee gobolka Sool una dhaxaysa Maamulada Puntland iyo Somaliland. Xildhibaanka ayaa sheegay in dagaal uusan waxba soo kordhineen loona baahan [...]
storvideo: 

G3