<>

Socdaalka Nabadda, Dangoroyo, Yaka iyo Qardho

Socdaalka Nabadda, Dangoroyo, Yaka iyo Qardho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalooyinka Qardho, Dangoroyo, iyo deegaanka Yaka ee Gobollada Bari iyo Nugaal.#Socdaalka_Nabadda
Opslaet af Villa Somalia pa 10. januar 2018
storvideo: 

G3