<>

Dhageyso: Wasiirka Waxbarashada oo ka hadlay sare u...

Wasiirka Waxbrashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa shaaca ka qaaday inay qiimeyn ku sameyn doonaan tayada tacliinta sare ee dalka. Wasiirka oo u waramay Radio Muqdisho ayaa ka waramay dadaallada ay Wasaaraddu wado oo ay ku tayaynayso tacliinta sare ee dalka. Mudane Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa sheegay inay [...]
storvideo: 

G3