<>

Xarrun ka Hor-tageysa Xag-jirnimada oo Muqdisho Laga...

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka furtay xarun cusub oo oo dhinaca isgaarsiinta internetka kaga hor-tageysa falalka xag-jirnimada gacan ka hadalka wadata.
Xarruntan oo hoos imaaneysa wasaaradda Warfaafinta ee dowladda, ayaa gudbin doonta fariimo ay dhalin yarada kaga wacyigelineyso ku biirista ururka al-Sshabab, isla markaana ay ku hoga tusaaleyneyso faa'idooyinka dowladnimada, nabadda iyo horumarka.
Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa xaruntan cusub ka wareystay, Cabdiraxmaan Yuusuf (Al-Cadaala), oo ah agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta dowladda Soomaaliya.
Embed code
Copy and paste the embed code below.
The code has been copied to your clipboard.
0:05:14
0:00:00 /0:05:14
Direct link
Pop-out player
storvideo: 

G3