<>

VIDEO Muqdisho Aabe Magafe wiil ka heysto oo...

[embedded content]
Aabe Cabdijabaar Cali Ibraahim oo dhalay wiil madaxfurasho loogu heysto dalka liibiya looguna hanjabay in wiilkiisa la dili doono ayaa codsaday in bulshada soomaliyeed ka qeybqaataan sidii looga sii deyn lahaa gafayaasha dhaqaalaha u heysta
Cabdijabaar Cali Ibraahim oo Wareysi gaar ah siiyey eryal Tv xafiiska uu ku leyahay Magaalada Muqdisho ayaa sheegey in wiilkiisu ka baxsaday isaga oo marki danbana si tahriib ah ku galay dalka Liibiye
wuxuuna daanayo in uu bada miditareriyeenka uga gudbo qaarada yurub hase yeeshee waxaa loo soo sheegay in uu wiilkiisa u u gacan galay koox burcad ah oo tahriibayaasha madaxfurasho u qabsatay
aabahaan ayaa sheegay in talephonka looga hanjabay lagana dalbaday in u bixiyo 8 kun oo doolar hadii kalena wiilkiisu uu la kulmi doono dhibaatoo intaa ka baaxad weyn
Cabdijabaar Cali oo ka walaacsan arinta wiilkisa la soo gudboonaatay ayaa Eryal tv uga waramay wixii qabsaday wiilkiisa wuxuuna xusay in aanu awoodi qarashka laga dalbaday sidaa darteedna u soo bandhigay kana codsay Bulshada Soomaaliyeed sida hay.adaha dowlada iyo kuwa aan dowliga ahayen ganacsatada maalqabeenada iyo cidkasta oo wax ka furdaamin karta in ay isaga la soo xariiraan
Share this:
Related
storvideo: 

G3