<>

War-Murtiyeed:- Golaha Iskaashiga Maamul...

Golaha Iskaashiga Maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa maanta war murtiyeed dhoor qodob ka kooban ka soo saaray kuraasta ka banaan Xildhibaanada baarlamaanka 10aad, muddo lix bilood ka badan, iyada oo sidoo kale Golaha walaac ka muujiyay, kana soo horjeestay go'aanka Maxkamadda sare ee gal dacwadeed ugu furtay kuraasta banaan ee Xildhibaanada baarlamaanka Soomaliya.
War murtiyeedka goloha soo saaray ayaa lagu sheegay in cadaadis muddo Goluhu uga imaanayay beelaha kuraasta banaan xaqa uleh, isla markaana ay soo baxday go'aan Maxkamadda sare ay soo saartay kaasi oo dib loogu sii dhigayo xilligii loo qorsheeyay qabsoomidda doorashooyinka kuraasta banaan.
Sidoo kale War murtiyeedka ayaa lagu sheegay in dastuurka KMG uu dhigayo in Maxkamadda ay gal dacwadeed furi karto marka doorashada dhacdo kaddib, hadii mid ka mid ah tartamayaasha kuraastaas uu gudbiyo cabasho ku aadan inuu jiro musuq maasuq saameyn ku yeesha natiijada doorashada Kuraasta banaan.
Halkaan Ka Aqriso War Murtiyeedka Golaha.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

G3