<>

Faroole wuu Iska Hadalay

11th January 2018 admin Category :

  • WARAR: AF SOOMAALI

Madaxweeynihii horre ee Puntland Faroole oo shir jaraa'id qabtay shalay ayaa ka hadlay arrimo dhawr ah oo ay ku jirto arrinta dagaalkii Tukaraq oo ay ku soo qaadeen beesha Isaaq iyo marabi ay wateen, waxa uu ku taageeray beesha Isaaq dagaalka ay soo qaadeen. Waxaa uu sidoo kalle si aan ixtiraam laheen uu u weeraray Madaxweeyne Puntland Gaas. Marka la isku soo duubo hadalka Faroole ee shalay waxa uu ahaa mid dadka Puntland lagu kalla qeeybinayo, iyadoona la iska dhisayo dadkii duulaanka soo qaaday.
Hadaba waxaa hadalkaas foosha xun ee uu Faroole shalay sheegay wax ka yiri siyaasiyiin ka tirsan Puntland, gaar ahaan siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Nugaal. Wixii ay ka yiraahdeen hadalkii Faroole fadlan hoos ka daawo.
[embedded content]Hadalkii canatara baqashka ahaa ee uu Faroole yiri fadlan ka daawo muuqaalka Hoose
[embedded content]Allsanaag.com
Post navigation
- Madaxweynaha Soomaaliya oo Degmada Waaciye Soo Gaaray Boosaaso oo Lagu soo Dhaweeyay Madaxweeynaha DF -
storvideo: 

G3