<>

Dhageyso: Diyaar garoowga soo dhaweynta ...

Duqa Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug ee Galmudug Xirsi yuusuf Bare oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in ay diyaar xooggan loogu jiro soo dhaweynta Madaxweynaha DFS mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo la filaayo in dhawaan uu soo gaaro deegaanada Galmudug. Xirsi yuusuf Bare Duqa Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug [...]
storvideo: 

G3