<>

Quraanku Ma yahay mudnaanta kowaad ee noloshaada?

Barmaamijanki waa qaybtii afraad uguna danbaysay ee barmaamijyo dhawar ah oo aan kaga hadlayay Quraanka iyo ahamiyada uu u leeyahay qofka Muslilmka ah. Qaybtan waxa aan kaga jawaabayaa su'aasha ah "Quraanku Ma yahay mudnaanta kowaad ee noloshaada?"
[embedded content]
storvideo: 

G3