<>

diyar garow ku aadan Soo dhaweynta madaxweynaha...

Qaban qaabo ku aadan soo dhaweynta madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka soconaysa saaka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Madaxda maamulka Galmudug iyo qeybaha bulshada ayaa isku diyaarinaya soo dhaweynta madaxweynaha,waxaana Gaalkacyo ku sugan Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf,Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo mas'uuliyiin kale. Amaanka magaalada Gaalkacyo ayaa siweyn loo [...]
storvideo: 

G3