<>

Shirka wadatashiga ee dib u eegista sharciga...

Magaalada Cadaado ee Caasimadda KMG ah ee Maamul-goboleedka Galmudug ayaa waxaa maanta ka furmay Shirka Wadatashiga Dib u eegita Shirciga Socdaalka Soomaliya, waaxana shirkani daahfuray la taliyaasha dhanka sharciga ee Hey'adda SOcdaalka iyo Jinsiyadda C/nasir Hashi iyo Safiya Shire. Shirkan oo ay ka soo qeybgaleen masuuliyiin ka socotay xildhinaada iyo wasiirada Galmudug oo ay ka [...]
storvideo: 

G3