<>

Suuriya oo la sheegayo inay gaas sun ah adeegsatay

Weerar loo adeegsaday gaaska Koloriinka ayaa sida wararku sheegayaan waxaa lagu qaaday deegaan lagu hareereysan yahay oo fallaagadu haysato oo ku yaalla duleedka magaalada caasimadda ee Dimishiq. Shaqaalaha caafimaadka waxay sheegeen in lix qof laga daweeyey xanuuno yaryar oo xagga neefsashada ah.

G3