<>

Dhageyso: Shir looga hadlayo arrimaha abaarihii...

Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada hoose ahna Caasimadda kMG ah ee Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee jubbaland ayaa maanta waxaa ka furmaya shir looga hadlayo saamaynta ka dhalatay abaarihii Dalka ka dhacay. sanadihii lasoo dhaacay walina ka jira qeybo ka mid ah Dalka. Shirkaan maanta ka furmaya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa [...]
storvideo: 

G3