<>

Dadka gobolka Hawaii oo ka khalkhalay digniin weerar gantaal ah

Barasaabka gobolka Hawaii ee waddanka Mareykanka, David Ige, ayaa sheegay in mid howlwadeenadooda uu si khaldan u riixay bar loogu talagay in laga dirro digniinaha khatarta soo wajahan, taas oo dadka loogu diray digniin ah in gantaal riddo dheer uu gobolka ku soo wajahan yahan.

G3