<>

 Daawo: Dagaal xoog leh oo dhexmaraya Shimbir iyo...

Waxa la soo bandhiga fiidiyoow uu qaaday muwaadin Australiyaan ah oo loo yaqaan Alexis Kickleck kaas oo ah Shimbir iyo Mas Kuwa Khatarta ah ee Sunta leh Dagaal Dhe maraya.
Ninka Qaaday Fiidyawga ayaa sheegay in isaga iyo Eygiisu ay iska tamashalaynayeen markii ay si lama filaan ah u arkay Maskan Khatarta ah iyo Shimbirkan .
[embedded content]
Warqabadka ToggaHerer
storvideo: 

G3