<>

Akadeemiyadda Cilmiga. Dhaqanka, Fanka iyo Suugaanta...

Akadeemiyada, Cilmiga, Dhaqanka Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ayaa diyaar garoow ballaaran ugu jirta xuska maalinta qorista Afkeenna hooyo, taasoo ku asteysan 21-ka bishan Janayo. Gudoomiyaha Akadeemiyadaasi C/qaadir Nuur Xuseen oo saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in mas'uuliyiinta Akameemiyadda ay qaban qaabinayaan qabashada xuska maalinta qorista Afkeenna hooyo, isagoo intaasi raaciyay in Akadeemiyadda ay kaalin [...]
storvideo: 

G3