<>

Faahfaahin Qarax ka dhacay Mandera 


Inta la xaqiijiyay 4 Carruur ah ayaa ku dhintay Tuulo lagu magacaabo Eymoole oo ka tirsan degaanka Takaba ee degmada Mandheera, ka dib markii uu halkaasi ka dhacay Qarax.
Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka Qaraxa ayaa dhashay waxyaabo ay ku cayaaraayeen Caruurtaas.
3 ka mid ah carruurtaas, oo dhamaantood wiilal ah, ayaa isla goobta ku naf baxay, halka mid afaraadna uu ku dhintay xarun caafimaad.
Sarkaal ka tirsan booliska ayaa u xaqiijiyey Warbaahinta dhimashadda Caruurtaasi, wuxuuna intaa ku daray in laba ilmood oo kale loola cararay Mandheera si looga daweeyo dhaawacyo soo gaaray.
Waxaa uu sidoo kale sheegay Sarkaalkaasi in Qaraxa uu ahaa Miino ay carruurtaasi kasoo qaadeen in meel wadada dhinaceeda ah, islamarkaana ay ku qaraxday.
Maamulka Mandera ayaa horay u sheegay in ay jiraan Minooyin badan oo ku jira Wadooyinka gobolka Waqooyi Bari ka dib markii halkaasi ay dhowr jeer Weeraro ka geysteen Al-Shabaab.
Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
storvideo: 

G3