<>

 Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho 

Qarax xoogan ayaa goordhaweyd waxa uu ka dhacay magaaladda Muqdisho e Caasimadda Soomaliya.
Qaraxaan oo dhulka lagu aasay ayaa waxaa lala eegtay sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka gaari kuwa raaxadda ah oo marayay Agagaarka Jaamacadda Gaheyr.
Inta la xaqiijiyay qaraxa waxaa ku dhintay hal ruux oo xiligaas gaariga saarnaa waaxaa sidoo kale ku dhaawacantay haweeney goobta xiligaas maraysay.
Waxaa sidoo kale la xaqiijiyay in qofkii gaariga saarnaa uu wada gubtay islamarkaana uu halkaas ku geeriyooday.
Ciidamadda amaanka Dowladda Soomaliya ayaa goobta gaaray qaraxa kadib.
storvideo: 

G3