<>

Wafdi ka socda K/waqooyi oo tegey Seoul

Wafdi ka socda Kuuriyada waqooyi ayaa ku tegey Kuuriyada koofureed Socdaal taariikhi ah, si ay u soo booqdaan goobaha dhaqanka ee lagu qaban doono cayaaraha olombikada qaboobaha ee bisha soo socota dhici doona. Xudduudda aadka loo ilaaliyo ayey bas kaga gudbeen.

G3