<>

War deg deg ah Ciidamada Amniga dalka Masar oo Qaxwo...

War deg deg ah Ciidamada Amniga dalka Masar oo Qaxwo ku taalo Moobabtaani Soomalida ugu dhacay baarasho iyo Xabsi isugu dartay
Jan 21, 2018 -
Dalka Masar ayaa mudooyinkaan moodaa in ay Soomalida ku hayaan culeeys badan oo horay ugu heyn jirin
Ciidamada Dalka Maaar ayaa ugaarsasho ku haayo Soomalida ku nool dalka Masar kuwaa oo baarto kadibna Xabsiga koowaad ee madiina nasir ku xirto kadibna ka qaato.madax furasho
Caawa fiidkii ayaa mar qur ah waxaa laga war helay Ciidamo ku hubeysan hubka fud fud oo wato Basas soo weerareen qaxwada boobataani ee Loo yaqaano maleyshaca kuwaa oo baartay Soomalida qaxootiga ku ah kuwaa oo sida la sheegay ay ka qateen lacag ay naftooda ku ilaashanayeen
Ilaa iyo dhowr qof ayaa la baartay xabsigana loo taxaabay kuwaa oo sida la sheegay xaaladooda aad u liidato
Ma jirta safaarada Soomalida in ay wax ka qabtaan dhibaatadaas lagu haayo Soomalida ku nool dalka Masar kuwaa oo sida la sheegay la shaqeeyo amniga dalka Masar
Dalka Masar ayaa naceeb u qaaday Soomalida dhex dhaaxadka ay ka noqoray arimaha Qaliijka iyo dowlada Soomaliya oo dalka Masar u diiday in ay siiso saldhig Milatari ay ka weerarto dowlada Etoobiya Halkaan ka dhageyso wareysigaQolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed Mareykanka 001 7124326996 United kingdom 00443306061358Sweden 0046840308879Soth AFrica 0027121003058Norway 004721939528Belgium 003225887027Australia 0280725143Ausria 4312675954RIIX Number 8 Kadibna 5454
English News
storvideo: 

G3