<>

Shir looga hadlayay ka hortagga abaaraha soo noq...

Shirkii wada tashi qorshaha loogu sameenayay soo kabashada u adkeysiga Abaaraha Soomaaliya ayaa maanta lagu soo gaba gabeebayay magaalada Garowe ee Xarunta Gobolka Nugaal, isla markaana xarun u ah dowlad goboleedka Puntland, waxaana mudada shirka uu socday diiradda la saaray qodabo badan oo ay ka mid yahiin soo nooleynta ilaha dhaqaalaha, wax soo saarka iyo [...]
storvideo: 

G3